DHAGEYSO:Xildhibaan hore loo shaaciyay in xabsi guri lagu haayo oo haatan shaaciyay hadal kale

Qaar ka mid ah xubno la sheegay in ay xabsi guri u yihiin madaxa xukumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa waxay beeniyeen inuu sax yahay warkaasi.

Maalmihii ugu dambeeyay ayaa waxaa soo baxayay warar sheegaya in madaxa xukumadda ay u xayiran yihiin xubno usugu jiro Xildhibaano, odoyaal dhaqan kuwaas oo aan si dhab ah loo ogeyn waxa sababay xanibaadooda.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

Xildhibaan Cabdi Galad oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka maamulka Galmug oo ka mid ah xubnihii la sheegay in Sheekh Maxamed Shaakir uu xabisay ayaa wararkaas beeniyay wuxuuna tilmaamay in magaalada uu ka maqlay wararkaas.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads