Shabaab oo goor dhow caawa la wareegay degmo muhiimad ugu fadhido dowlada iyo maamulka…

Wararka naga soo garaayo degmada Baxdo oo katirsan gobolka Galgaduud ayaa shegaayo in la wareegeen ciidamo katirsan kooxda shabaab oo wato gadiid dagaal.

Sida oo xaqiijiye taliyihii ciidamada degmadaas ayaa sheegay in gaadiid dagaal iyo ciidamo kale shabaab lasoo galayn degmadaas shacabkana kula hadleyn masaajidka weyn ee degmadaas.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

Khudbada shabaab ayaa ahayd in awood kula wareegi donaan gobolka galgaduud oo haatan maamulaan maamulka galmudug oo tageero ka helaayo ciidamada dowlada soomaaliya iyo kuwa amisom.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here