Xog DHAGEYSO:-Khilaafka u dhaxeeya DF Somalia iyo M/Gobaleedyada oo meel xun gaaray…

Geelle Maxamed Aadan oo ah Wasiir ka tirsan maamulka Jubbaland, sidoo kale ka tirsan Xubnaha Baarlamaanka Maamulkaasi ayaa faah faahin ka bixiyay Khilaafka u dhaxeeya Dowladda Soomaaliya iyo Maamul Gobaleedyada Soomaaliya,gaar ahaan Jubbaland.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Wasiirka ayaa la weydiyay su’aalo la xariira Caqabadaha ay Wajaheyso Dowladda Soomaaliya ee ka imaanaya maamul Gobaleedyada iyo wararka xanta ah ee ku aadan in maamul Gobaleedyada ay caqabad yihiin Soomaaliya.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads