XOG DHAGEYSO:Arimo aan hore loo Ogeyn oo haatan kasoo baxaayo shirka madaxda maamul goboleedyada iyo Amar Imaaraadka bixiyeen

Warar dheraad ayaa kasoo baxaayo shir lagu wado in saacado kadib ka furmo magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koofur galbeed oo halkaas kusuganyihiin madaxweynayaasha maamul goboleedyada dalka.

Shirkaas ayaa kasoo baxayaan warar hoose oo aan heleyno ayaa shegaayo in oo yahay iska difaacid cabsi hogaamiyaasha ka qabaan dowlada dhexe ee soomaaliya.

HALKAAN KADHAGEYSO XOGTA WARKAAN

Qorshaha shirkaan ayaa lashegayaa in laga soo miin guuriyay magaalada Dubai oo halkaas ku kulmeyn madaxda Imaaraadka iyo madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland waxaana kamid ah arimaha looga hadli doono.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads