DAAWO: Axkaamta Sakaatul Fitriga, Sida loo bixiyo & Cidda ay ku waajibtay….

Iyadoo ay gabagabo tahay bishii Ramadaan ee sanadkan 1439 ayaan halkan idinkugu soo gudbineynaa axkaamta sakaatul fitriga oo la bixiyo dhammaadka bisha Ramadaan.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA:

Waxaa Halkaan ka daawan kartaa muuqaalka Sheekh Maxamuud Shibli oo soo jeedinaya macaluumaadka sharciga ah ee ku saabsan sakaatul fitriga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here