DAAWO VIDEO:Barnaamij Buuhoodle Universal TV Xiiso leh cabdisalam Hareer Yaa Maamula Buuhodle.

Barnaamijkani Xiisaha Badan Ayaa TV ga Universal ka Diyaariyey Magaalada Buuhoodle,waxayna ka mid tahay Buuhoodle Magaalooyinka Ugu Istaraatijisan  Dalka,waxay Xad La leedahay Soomaaliya Iyo Itoobiya.

Inta Badani Magaalada Buuhoodle Ayaan Aragnaa Iyadoo Lagu Soodhaweynayo Wafdiyo Ka Kala Socda Puntland ,Dowlada Faderalka Soomaaliya Iyo maamulka Soomaliland Inkasta oo Magaaladaasi Soomaliland Ku Fashilantay Inay Gacanta Ku Dhigto.

halkani Riix Video Barnaamijka


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads