Daawo:Maxaa kala qabsaday wariyaal ukala dhashay Kuuriyada Waqooyi iyo Mareekanka oo duubaaye kulanka Trump iyo Kim John

Ayadoo maalinimadii shalay kulan taariikhi ah dhex maray madaxweynayaasha dalalka mareekanka iyo kuuriyada waqooyi ayaa laga diwaan geliyay buuga dhacdooyinka aduunka.

Muqaaladii shalay kulankaas lagu duubay ayaa kamid noqday wariyaal ukala dhashay labadaas dal oo ku dagalamaayo goob muqaal ku duubayeen xili ee aktaagnaayeen gaariga gaarka madaxweyne Trump

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA VEDIO


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads