Daawo:Qaabka loogu aasay magaalada Turkiga wariye Hani Xaaji Maxamed oo si kadis ah halkaas ugu geeriyootay

Waxa goor dhow qabuuraha magaalada istanbul ee caasimada labaad ee dalka Turkiga lagu aasay allaha u naxariisto wariye Hani Xaaji Maxamed oo maalmo kahor halkaas ku geeriyootay.

Soomaali iyo Turki ayaa kasoo qeyb gashay aaskeeda waxaana alle oga baryeyn in janatul fardowso ka waraabiyo marxuumada.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA VEDIO

Hani ayaa kamid ahayd wariyaasha ka howl gala magaalada muqdisho gaar ahaan tv-yada wallow mudooyinkii ugu danbeyse ka howl galayse wasaarada maaliyada ee dowlada federaalka.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads