Daawo:Wasiir Sacad Cali Shire abaabulka kasocda Tukaraq waa ka weynyahay Puntland &Qorshaha dagaalka laga leeyahay oo yiri…

Sacad Cali Shire oo ah wasiirka arimaha dibada ee maamulka somaliland ayaa kahadlay xiisada dagaal ee kataagan degaanka Tukaraq oo udhaxeyso maamulada Somaliland iyo Puntland.

Wasiirka ayaa sheegay in xiisadaas marnaba u rooneyn gobolka waxaana ugu baaqay dhinacyada in dagaalka lagu badalo wadahadal si xal loogu gaaro arintaas.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA VEDIO

Wasiir Sacad Cali Shire ayaa sheegay in Puntland ka weyntahay abaabulka halkaas kasocda horeyna weeraro ugu soo qaadi jireen balse mida haatan taagan ay tahay mid gadaal laga soo riixaayo oo Puntland ka weyn.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here