Dhageyso: Falanqeyn ku saabsan weerarka Shabaab ku dileyn Askariga Mareykanka Qaarka kalana ku dhaawaceyn….

Kooxda al shabaab ayaa weerar ku dishay hal asakari oo Maraykan ah, sidoo kale afar askari oo kale oo maraykan ah ku dhaawacday weerarkaasi. Ugu yaraan laba askari oo Soomaali ah ayay al-shabaab isla weerarkaasi ku dhaawacday.

Haddaba waa maxay kaalinta Maraykanka ee howlgalka ka dhanka ah al-Shabaab.

HALKAAN KA DHAGEYSO WARBIXIN:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here