DHAGEYSO:-Gargaarkii loogu talagalay Hirshabeelle oo la musuq Maasuqay.

Xildhibaan Maxamed Yuusuf Colow oo ka mid ah Xubnaha Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa sheegay in lamusuq Maasuqay Lacag Kumanaan doolar ah oo loogu talagalay dadka ay saameeyeen fatahaadihii wabiga Shabeelle ee deegaanada Hirshabeelle.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Xildhibaanka ayaa sheegay in maamulada degmooyinka Mahadaay, Buula-Barde, Jalalaqsi iyo kuwa kale oo ka tirsan Labada gobal ee Shabeelaha dhexe iyo Hiiraan, degmooyinka qaar ayaa lagu musu maasuqay lacg ka badan $60,000 sida uu hadalka u dhigay Xildhibaan Colow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here