Dhageyso: Kooxda Shabaab oo Dad Shacab ah dilay Sabab yaab leh…

Maleeshiyaad ka tirsan uruurka alshabaab ayaa dad shacab ah si arxan daro ah ugu dilay tuulo hoostimaada degmada Buulo Burde ee gobolka Hiiraan .

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Mid ka mid ah dadka deegaanka oo warabaahinta la hadlay ayaa sheegay in masuuliyiin ka tirsan ururka alshabaab ay dileen labo qof oo shacab ah kuwaas oo diiday amaro ay ku soo rogeen dadka deegaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here