Dhageyso: Puntland oo markale ku hanjabtay in aysan joojin doonin dagaalka ay kula jirto S.land…

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland C/ xakiin Xaaji Cumar Camey oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe ee caasimadda maamulkaasi ayaa waxa uu sheegay in dagaal hor leh ay u qaadayaan fariisimaha Ciidamad Soomaaliland ay ku leeyihiin gobolka sool

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Mr Camey aya tilmaamy in ay sii wadayaan dagaalka ay kula jiraan Soomaaliland, tan iyo inta ay Ciidamadeeda ka baxayan deegaanada ay kaga sugan yihiin gobolkaasi

Waxaana uu intaasi ku dareen in shacabka reer Puntland ay diyaar u yihiin in ay ka hor tagaan duulaan kasto oo kaga yimaada dhanka Soomaaliland.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads