DHAGEYSO:Fadliga iyo Faa’iidooyinka 10-ka Danbe ee Ramadan…

Muslimiinta caalamka intooda badan ayaa waxaa maanta u billowday maalinta 1-aad ee 10-ka maalmood ee ugu danbeeya bishaan barakeysan ee Ramadan.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Maalmahan ayaa waxaa lagu tilmaamaa kuwa ugu kheyrka badan Ramadaanka. Hadaba VOA-da, ayaa fadliga 10-ka danbe ee Ramadan ka wareysatay, Sheekh Axmednur Macalim Cabdulqadir oo ah Imaamka Masaajidka Abubakar Sidiiq ee magaalada Seattle ee dalkaan Mareykanka.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads