DHAGEYSO:Magaalooyin soomaaliya katirsan oo laga arkay dhalashada bisha shawaal hadana beri ku beegan…

Ayadoo saacado kahor shaaciyeen qaar kamid ah dalalka islaamka in dhalatay bisha shawaal isla markaa ku beegantahay maalinta kowaad ee ciidul fidriga ayaa qaar kamid ah shacabka soomaaliyeed arkeyn dhalashada bisha.

Dad Soomaali oo kusugan gudaha dalka soomaaliya iyo dalal kale ayaa warbaahinta maxaliga ee muqdisho u xaqijiyay in arkeyn bisha isla markaa shacabka ugu hambalyeynayaan dhalashada bisha shawaal iyo Ciidul fidriga.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

Shabakada Badweyn.com ayaa shacabka soomaaliyeed waxa ay leedahay ciid wanaagsan meel waliba aad jogtaan aqristayaasha ku xiran shabakada.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads