DHAGEYSO:Shabaab oo awoodeeda Muqdisho soo bandhigtay albaabada u laabtay gooba ganacsi oo lahayeen…

Waxa magaalada muqdisho kusii kordhaayo dhaqan galka amaro kooxda shabaab kusoo rogeyn milkiilayaasha xarumaha lagu ciyaaro kubada cagta ee kuyaalo gobolka banaadir.

Qaar kamid ah goobaha kubada cagta lagu ciyaaro oo si gaar ah u leeyihiin ganacsato soomaaliyeed ayaa lasheegayaa in albaabada loo laabay kadib markii kooxda shabaab amaro dul dhigeyn milkiilayaasha goobahaas.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

Goobaha albaabada la isugu laabay ayaa gaaraayo ilaa 40 garoon kuwaasi oo dhaqaalo xoogan kasameyn jirayn ganacsato maal gashatay garoomada macmalka ah.

Dowlada soomaaliya ayaa arintaas ku guul daraysatay kadib markii amarada shabaab ee garoomadaan wax ka qaban waa sida oo warbaahinta usheegay mid kamid ah milkiilayaasha oo naga codsaday in aan baahin magaciisa iyo codkiisa sababo amaankiisa la xariiro.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here