DHAGEYSO:Shabaab oo laba dhalinyaro ah ku gowracay qeybo kamid ah gobolka Hiiraan iyo shacabka oo xaalad cabsi…

Wararka aan ka heleyno gobolka Hiiraan ayaa shegaayo in kooxda shabaab laba dhalinyaro ah halkaas ku gowracayn kuwaasi oo shacabka halkaas ku nool ku abuurtay xaalad cabsi ah.

Mas’uuliyiinta magaalada Buulo Barde ayaa sheegay in maleeshiyada Al-Shabaab ay dileen laba dhallinyaro ah oo xalay ay ka afduubteen degaan lagu magacaabo Weylo-wad oo hoostaga magaaladaasi.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

Raggaasi ayaa la sheegay inay si xun u dileen maleeshiyada Al-Shabab, ayna qoorta ka gooyeen, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta Buulo Burde.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here