DHAGEYSO:Soomaali tartan caalami ku guuleystay oo siweyn loogu soo dhaweeyay Minneapolis

Axmed Burhaan Maxamed oo ah wiil 16 jir ah ayaa kaalinta koowaad ku soo guuleystay tartan caalami ah oo Qur’aan Akhris ah kaas oo ka dhacay dalka Isutagga Imaaraadka Carabta.

Axmed ayaa ka tagey magaalada Minneapolis ee gobolka MN, waxana uu ku tartamayey magaca Maraykanka. Waxa uu dib ugu laabtay magaaladii uu ka baxay markii hore. Maxamuud Mascadde ayaa warkan ka soo direy Minneapolis.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here