DHAGEYSO:Xog Cusub oo laga helay Geerida Wariye Hani Xaaji iyo Warar Sheegaya in…

Ayadoo maalinimadii shalay geeri deg deg ah ku timid wariye Hani Xaaji Maxamed tasoo warar kala duwan kasoo baxaaye dhimashadeed ayaa goor dhow waxa warbaahinta magaalada muqdisho la hadlay wariye salmaan Jamaal kasoo kusugan dalka turkiga marna kasoo wada shaqeyeen tv Universal.

Wariye Salmaan ayaa xog badan kashaaciyay geerida deg deg ee ku timid Hani Xaaji Maxamed oo qaar kood sheegaya in lagu dhuftay xabad halka wararka qaar sheegayeen in jirdil loo geystay waxaana oo wariyaha sheegay in baaritaan arintaan ku saabsan ee wadaan ciidamada booliska.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

Salmaan ayaa xog badan kashaaciyay dhimashada Hani Xaaji Maxamed oo ahayd mid kadis ah waxaana oo sheegay in xanuun deg deg ah kusoo booday iyo waliba..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here