DHEGAYSO-Ciidanka Ammaanka oo Boosaaso Ku Qabtay 4 Nin oo Alshabab ah iyo Xog ay Fashiliyeen.

Ciidanka ammaanka gobolka Bari gaar ahaan kuwa magaalada Boosaaso ayaa howlgal ballaaran oo ay labadii todobaad ee ugu dambeeyey waxa ay ku soo qabteen afar nin oo katirsanaa kooxda Alshabaab oo ay dowladda Puntland dagaal kula jirto.

Taliyaha qaybta booliska ee gobolka Bari Gaashaanle sare Cabdixakiin Yuusuf Xuseen oo lahadlay warbaahinta ayaa sheegay in ciidanku ay todobaadkii hore howlgal ku soo qabteen afartaasi nin oo qirtay inay katirsan yihiin kooxda Alshabaab.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here