DHEGAYSO-Madaxweyne Gaas oo Shaaciyey Qorshayaal Xukuumaddiisu Damacsan Tahay iyo Xog Muhiim ah.

Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta mar uu magaalada Garoowe xariga kaga jarayey waddo casri ah waxa uu soo bandhigay qorshayaal cusub oo xukuumaddiisu damacsantahay mudada uu xilka hayo.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

 


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads