DHEGAYSO-Maxaa Caawa Ka Socda Jiidaha Dagaalka Tukaraq Kadib Go’aankii Madaxweyne Gaas iyo Golaha Wasiirada.

Xiisadda colaadeed ee degaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa maalmihii ugu dambeeyey sii kordhaysay waxaana aaggaasi ka socda dhaqdhaqaaqyo xoogan oo ay wadaan ciidamada Soomaaliland iyo kuwa Puntland oo halkaasi isku horfadhiya.

Goobihii lagu dagaalamay bishii dhammaatay ayaa waxaa maalmihii ugu dambeeyey gaarey boqolaal ciidan ah oo ka soo ruuqaansaday gobolada Puntland gaar ahaan Buuhood iyo deegaamo katirsan gobolka Bari oo ay horay fariisimo ugu lahaayeen.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

Golaha wasiirada dowladda Puntland oo maanta kulan xasaasi ah yeeshay ayaa waxa ay ka hadleen xaaladda guud ee gobolka Sool, dhaqdhaqaaqyada ay wadaan ciidanka difaaca ee dowladda Puntland iyo xaaladda ay ku sugan yihiin shacabka magaalada Laascaanood.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads