DHEGAYSO-Taliska Ciidanka oo Magaalada Garoowe Kaga Dhawaaqay Qorshe Cusub oo Dagaal.

Waxaa lagu jiraa 10-kii ugu dambeeyey ee bisha Barakaysan ee Ramadaan, waxaana taliska ciidanka Puntland uu wadaa qorshayaal cusub oo ay ku sugayaan ammaanka guud ee xuduudaha iyo magaalooyinka Puntland.

Taliska ayaa magaalada Garoowe waxa uu ka shaaciyey inuu dejiyey qorshe cusub oo lagu wajahayo dagaalka kadhanka ah cidkasta oo ku soo xad gudubta ammaanka Puntland iyo ilaalinta shacabka.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com