DHEGAYSO-Tukaraq oo Qarka u Saaran Inuu Dagaal Ka Qarxo iyo Saraakiil Caawa Ka Xog Waramay.

Xiisadda dagaal ee Tukaraq ayaa saacadba saacadda ka dambaysa cirka isku sii shareeraysa waxaana furimaha dagaalka buux dhaafiyey ciidamo ku gaashaaman hubka noocyadiisa kala duwan iyo gaadiidka dagaalka.

Wararkii ugu dambeeyey ee warbaahinta Badweyn.com ay caawa ka helayso aagagga ay isku horfadhiyaan ciidanka difaaca Puntlad iyo kuwa Soomaaliland ayaa sheegaya in laga cabsi qabo dagaal culus oo ka qarxa Tukaraq.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here