Maamulka Badweyn oo Munaasabada Ciidda Awgeeda Dhambaal Farxadeed u Diraya Shacabka

Dhamaan Dhageystayaasha iyo Akhristayaasha shabakada wararka Badweyn.com Meel kasta ay Dunidda ka joogaan Waxaan leenahay inagoo ah Hoolwadeenadda Badweyn Ciid Wanaagsan.

.تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال. Umadda Soomaaliyeed & Muslimiinta Waxaan Leenahay Rabi ha inaga Aqbalo RAMADAANKII aan soo soonay KAN-kiisa xigana Bash-bash & Badhaadhe ha’inagu gaadhsiiyo Rabi.

Waxaana Markale Farxadda la wadaageenaa Muslimiinta Dunidda Meel walabaa oo ay ka joogaan Ciidd Wanaagsan Hambaliyada iyo Farxdda Ku Ciidda Meelkastaa oo aad ku nooshihiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here