SAWIRO: MD Farmaajo Oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Safiirka Dalka Belgium Ee Somalia..

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdulalahi Farmaajo ayaa Talaadada manta ah waxa uu Warqada Aqoonsiga safiirnimo ka gudoomey safiirka dalka Belgium ee Somalia.

Kulan gaar ah oo ay yeesheen ayaa waxa ay uga wada hadleen arrimo ay ka mid yihiin xiriirka labada dal iyo sidii loo xoojin lahaa,iyada oo safiirka dalka Belgium ee Somalia Nikolas Nihon uu balan qaaday in uu la Shaqeyn doono dowladda Soomaaliya.

Dowladda Belgium ayaa ka mid noqoneysa dowladaha taageersa Soomaaliya,isla markaana tan iyo burburkii ka dib Soomaaliya u soo dirsata Safiir matala dalkeeda.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. bashiir says:

    Safiirka ma madaxtooyada ayuu fadhiisanaa




ads