SAWIRO: Xoor dalka Maraykanka ka sameeyay wax aanan laga filan karin!…

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Ciidanka Booliska uu ku ammaanayo sida wacan ee shaqada amniga ay u hayaan, waxaana uu kula dardaarmay inay laba jabaaraan howlaha qaran.

Dhinaca kale SHacabka magaalada Muqdisho ayuu Khayre ku amaanay Dulqaadka ay muujiyaan Baadhitaanka Socdo iyo Siday ula shaqeeyaan Ciidanka, Wuxuuna xusay in dhowaan uu yaraan Doono Culayska ay Bulshadu ka dareentay Baadhitaanka badan si loo Xaqiijoyo Bad-qabkooda.

“Lammaane dhismaha degan ayaa isku dayay in ay badbaadiyaan, balse waa lagu guuldaraystay” ayuu yiri Evan.

Maalintii oo dhan ayuu kor iyo hoos u fuulayay dhismaha, isaga oo mararka qaar ku nasanayay meelaha qawga ah.

Xoor ayaa aad ugu badan Maraykanka, gaar ahaan Minnesota.

James Gunn oo ah atoore ka tirsan Bollywood-ka ayaa ku yaboohay lacag $1000 ah haddii cid ay badbaadiso xoorka. Filim uu jilay ayaa waxaa kaalin weyn ka qaatay oo wax ka jillay xoor.

Waxaa la sameeyay ciwaan twitter ah oo xoorkan loogu magacdaray, kaas oo markiiba ay ku darsadeen illaa 2500 qof.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here