Xasaasi Dhageyso: Xubnaha kasoo goosta Alshabaab oo fuliya falal isugu jira Dil & Basaasnimo…

Qaar ka mid ah dadka kasoo goostay Al-Shabab waxay dileen madax iyo ciidan, halka kuwo kale ay dib u laabtaan muddo marka ay joogaan.

Kuwo kale waxay ururiyaan xogta laamaha dawladda iyo tan xubnaha soo goostay ee kale oo ay ku cabsigeliyaan, si ay uga hor istaagana inay wada shaqayn la sameyaan dawladda ama inay macluumaad siiyaan

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Sidaasi waxaa barnaamijka Galka Baarista ee Idaacadda VOA u sheegay khubaro dhinaca amniga, waana mowduuca Barnaamijkaasi ee toddobaadkan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here