AKHRISO: Liiska Magacyada in ka badan 80 Qof Soomali ah oo ka qeyb galaya Shirka Brussels…

Tiradii uu badneyd Soomaali ka kala socota qeybaha kala duwan ee dowladda Federaalka, maamul Goboleedyada, ururrada bulshada. Ganacstada iyo xubno kale ayaa ka qeyb galaya shirka arrimaha Soomaaliya ee ka furmi doona magaalada Brussels iyo dalka Belguim.

Shirka Somalia Partnership Forum ayaa u muuqday mid looga faa’iideysanayo is-xambaar iyadoo dadka faraha badan ee lagu qoray ka qeybgalka shirkaasi ay wararkii ugu danbeeyay sheegayaan in la kala saaray oo qaarkood laga reebayo safarka.

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa inay maanta u duulaam magaalada Brussels, iyadoo sidoo kale ay shirkaasi ku sii jeedaan madaxda maamul Goboleedyada oo dhan.

Shirkan oo socon doona labo maalmood 16-17 July 2018 ayaa si weyn looga hadli doonaa horumarka mustaqbalka Soomaaliya e dhinacyada kala duwan iyo taageerada Beesha Caalamka.

HOOS KA AKHRISO LIISKA MAGACYADA DADKA KA QEYB GALAYA:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here