DAAWO VIDEO: Askarta Cayilan oo lagu soo rogay Amar Yaab leh..

Mid ka mid ah madaxda ciidammada booliska dalka Hindiya ayaa waxa uu askartiisa u sheegay in miisaanka ay dhimaan amaba laga joojin doono shaqada ay hayaan.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA:

Taliyaha booliska kaydka ah ee gobolka Karnataka ayaa BBC-da u sheegay inuu ka walaacsan yahay kororka askarka cayilan ee ciidammadiisa ka tirsan.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads