DEG DEG: Halkee lala eegtay Qarax ismiidaaminta ah ee Goordhaw ka dhacay Albaabka Villa Somalia..

Waxaa goordhaw qarax aad u xoogan uu ka dhacay albaabka laga galo xarunta Madaxtooyada Soomaaliya sidoo kale uu kuyaalo Hotelka SYL ay dagan yihiin masuuliyiin katirsan dowlada.

Jugta qaraxa oo aheyd mid xoogan ayaa laga maqlay inta badan xaafadaha magaalada Muqdisho, waxaaan uuro iyo qiiq laga arkayay albaabka laga galo xarunta Madaxtooyada Soomaaliya.

Qaraxa ayaa ah mid ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari waxaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa ka dhacay albaabka Hotekja SYL oo kuyaala halka laga galo xarunta Madaxtooyada Soomaaliya.

TOOS ULA SOCO WARARK SOO KORDHA:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here