DEG DEG: Qarax weyn oo Goordhaw ka dhacay meel u dhaw Villa Somalia…

War hadda soo dhacay aya asheegaya inuu qarax weyn ka dhacay magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.

Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay inta badan magaalada ayaa la sheegay inuu ka dhacay agagaarka Ceelgaab, gaar ahaan dhinaca Beerta nabadda, agagaarka madaxtooyada, waxaana cirka isku shareeray uuro iyo qiiq.

Wararkii ugu horeeyay ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa gaari laga soo buuxiyey waxyaaabaha qaraxa, wuxuuna imaanayaa xilli si weyn loo adkeeyay amniga magaalada oo la xiray isu socodka dadka iyo in gaadiidka ay soo galaan caasimadda.

LA SOCO WIXII SOO KORDHA


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com