DHAGEYSO:-Al-Shabaab oo rasaas ku furay Gawaari ay saarnaayeen Barakacayaal ka baxsanaya Colaada deegaanka Caad.

Warar ay warbaahin ka heshay deegaanka Caad ee koofurta Gobalka Mudug ayaa sheegaya in dagaalamayaasha Al-Shabaab ay rasaas ku fureen Laba Gaari oo waday dad maras ah oo ka baxsanayay Colaadda ka taagaan deegaanka Caad ee degmada Xarar-dheere ee Gobalka Mudug sida ay xaqiijiyeen Ilo kala Duwan.

Ugu yaraan hal qof oo dumar ah ayaa ku dhintay in kabadan tiradaasna way ku dhaawacmeyn waxaana la sheegay in Labada Gaari midkood ay Al-Shabaab Afduubtayn oo aan la ogeyn Ilaa hadda halka uu ku dambeeyo.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here