DHAGEYSO:-Dadka Xoolaha ku dhaqda Muqdisho oo ka jawaabay go`aankii magaalada looga mamnuucay Xoolaha

Dadka Xoolaha ku dhaqda magaalada Muqdisho ayaa ka jawaabay go`aankii dhawaan magaalada looga mamnuucay Xoolaha in lagu soo deeyo wadooyinka iyo Suuqyada, kaas oo ka soo baxay maamulka gobolka Banaadir.

Mid ka mid ah Hooyooyinka Xoolaha ku haysta magaalada Muqdisho oo lagu magacaabo Xabiibo Maxamuud Cali ayaa la hadashay warbaahinta waxayna ka warbixisay sida uu u saameeyay go`aankaasi.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here