DHAGEYSO:-Galmudug oo shir deg deg ka yeelatay dagaalkii ka dhacay Koofurta Mudug.

Wasiiro, Xildhibaano iyo Saraakiil Ciidan ayaa magaalada Cadaado ku yeeshay kulan deg deg ah oo looga arinsanayo dagaalka u dhaxeeya dadka deegaanka iyo Al-shabaab ee ka dhacay deegaanka CAAD ee Gobalka Mudug.

Kulankaan ayaa waxaa isugu yimid masuuliyiinta Galmudug ee ka soo jeeda Goobaha lagu dagaalamay waxaana la soo sheegaya iney ka soo baxeyn go’aano ku aadan sidii wax looga qaban lahaa dagaalkaasi oo ay ku dhintay ugu yaraan 10 qof oo isugu jira dhinacyadii dagaalamay.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads