DHAGEYSO:-Indha-shareerka oo laga mamnuucay Degmo ka tirsan Gobalka Sh/hoose…

Guddoomiyaha degmada Baraawe ee gobalka Shabeelaha Hoose Aadan Cumar Madoobe iyo masuuliyiinta amniga ee degmadaasi ayaa amarro dul-dhigay dadka ku nool degmadaasi gaar ahaan dumarka.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Guddoomiyaha degmada ayaa sheegay in degmada ay ka Mamnuuceyn Xerashada Indha-shareerka ama niqaabka, sidoo kale dumarka ayaa laga joojiyay xerashada dharka qaar, Guddoomiyaha ayaa sheegay in dumarka looga baahan yahay iney xertaan Jalbaab iyo dharka kale ee adag, sidoo kale Baraawe waxaa laga mamnuucay Ciyaarta Aroosyada oo ay dheelaan Gabdhaha iyo Wiilasha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here