DHAGEYSO Xog dowlada aan kashaacin weeraradii maanta oo hada la shaaciyay iyo qaabka madaxda looga saaray goobta iyo dagalamayaashii shabaab oo…

Weerarki Maanta lagu qaaday Xarunta Otto otto ayaa waxaa ku dhintay dad isugu jira ciidan iyo shaqaale Dowladeed kasoo soo qaadayn kooxda shabaab.

Mid kamid ah shaqaalaha wasaarada arimaha gudaha kuna sugnaa xafiiska wasiir kuxigeenka wasaarada ayaa ka warbixiyay sida wax udhacayn iyo qaabka dagaalamayaasha shabaab halkaas usoo gaarayn iyo sida looga saaray wasiir kuxigeenka oo xiligaas kusugnaa xarunta.

HALKAAN KADHAGEYSO XOGTA WARKAAN

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here