Dhageyso: Xog laga helay dagaal aad u culus oo ka dhacay duleedka Kismaayo..

Ugu yaraan saddex ka tirsan ciidamada dawladda iyo laba ka tirsan Al-Shabab ayaa ku dhintay iska horimaad culus oo ka dhacay meel u dhow degaanka Sanguuni ee Jubbada Hoose.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Wararka qaar oo laga helayo dagaalka ayaa tirada dadka ku dhintay intaasi ka badinaya.

VOA-da ayaa dagaalkan ka waraystay Mukhtaar Cabdi Maxamed oo ah taliye urur kuna sugan Sanguuni.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com