DHAGEYSO: Xubno ka tirsan Aqalka Sare oo ku taageeray Duqa Muqdisho in lasoo celiyo Hantida Dowlada….

Iyadoo shalay Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng Yariisow uu Cadeeyay inuu baa’bi’ iyay heshiisyadii Maamuladii ka horeeyay ay ku bixiyeen Jar-diinooyinka ayaa arintaasi waxaa soo dhaweeyay Senator Axmed Macalim Cumar “Axmed Nadiir” oo ka tirsan Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Senator Axmed Nadiir oo ah Guddoomiyaha Guddiga Warfaafinta iyo Arimaha Bulshada ee Aqalka Sare weydiisay Su’aalo ku aadan Culeeska Arintaan ka dhalan kara iyo Sababta xiligaan ku soo beegay.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads