DHAGEYSO:MD Gaas oo ka jawaabay hadalkii Somaliland ahaa in dagaalka Tukaraq kudheereysanaayo…

Madaxweyne Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa soo hadal qaaday xil Kororsi mudooyinkii danbe laysla dhexmarayey wuxuuna sheegay inaysan waxba ka jirin hadaladaasi isla markaana hadii la doorto iyo hadii kalaba uu ka shaqaynayo Dhismaha wadooyinka Puntland.

HALKAAN RIIX SI AAD U HEGAYSATO CODKA


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads