DHAGEYSO:Puntland oo ku Goodisay in lix Bilood Gudahood Kusoo afjari doonto dagaalka Tukaraq(Sidee ku suurta galeysaa?)

Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Cameya ayaa ka hadlay xaaladda gobolka Sool, howlgalka ciidanka Puntland, wuxuuna sheegay in gobolka Sool ay dowladda Puntland ka xorayn doonto Soomaaliland.

Eng Camey wuxuu sheegay in Muuse Biixi uusan cidna wakiil ka ahayn ayna tusaale u tahay sida uu Soomaaliland halista iyo dagaalka u geliyey Soomaaliland isagoo aan xilka hayn muddo bilo ah, taasi oo sababtay inay maanta ka qayliyaan gobolka Soomaaliland.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here