DHAGEYSO:Somaliland oo xayiraad saartay baraha bulshada sabab aan hore….

Xukuumadda Somaliland ayaa muddo afar maalmood ah oo ku eg khamiista soo socota waxay muddo kooban maalintii xayiraad ku soo rogtay adeegsiga baraha bulshadu ku xidhiidho.

Arrintan ayaa ujeedkeedu yahay in looga hortego bay yidhaahdeen in ardayda dugsiyada sare iyo dhexe ee imtixaannadu u socdaan ay isugu gudbiyaan jawaabaha imtixaanka.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads