DHAGEYSO:Ururka ONLF oo doortay gudoomiye cusub xili shirar aan kala joogsi lahayn Oga socday Asmara

Shirweynaha ururka ONLF ee Asmara ayaa weli ka socda magaalada Asmara ee caasimadda dalka Ethiopia.

Shirka oo la filayo in dhowaan lasoo geba gebeeyo, ayaa waxaa mar kale guddoomiyaha ururka loogu doortay Mohamed Omar Osman, oo xilkaasi hore u hayay.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

Shirweynaha ayaa sidoo kale wax looga baddalay qaab dhismeedka JABHADDA.

Wararkii ugu dambeeyey ee shirka iyo arrimo kale oo quseeya ururka ONLF ayaa Axmed Cali Sheekh waxa uu ka wareystay afhayeenka ONLF Caddaani Hirmooge oo ku sugan Asmara.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads