SAWIRO: Maxaa u qabsoomay Dr Abiy Axmed 100 kii maalmood ee uu xafiiska joogay?

Ra’isulwasaaraha cusub ee Itoobiya Dr Abiy Axmed ayaa la yimid isbadalo waaweyn 100 maalmood ee uu xilka hayay.

Isbadalo waaweyn ayaa ka socda dalka Itoobiya tan iyo markii uu xilka la wareegay Ra’isulwasaare Abiy Axmed 100 maalmood ka hor.

Haddaba waxa aan halkan idinkula wadaagaynaa waxyaabihii ugu muhiimsanaa ee u qabsoomay Ra’isulwasaaraha iyo tallaabooyinkii uu qaaday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here