XOG Dhageyso ONLF: DF Somalia waxa ay dooneysay in Qalbi Dhagax xabsiga lagu sii hayo

Ururka ONLF ayaa beeniyey hadal maalintii sabtida uu sheegay safirika Itoobiya ee Soomaaliya Jamaaluddiin Mustafa Cumar oo ahaa in Cabdikariim Muuse Qalbi Dhagax lagu sii daayey codsi ka yimid dawladda Soomaaliya.

Afhayeenka ururka ONLF Caddaani Hirmooge ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya aysan wax lug ah ku lahayn sii daynta Qalbi-Dhagax.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

Dawladda Soomaaliya ayaan weli si rasmi ah uga hadlin sii daynta Cabdikariim Qalbi Dhagax, islamarkaana weli kuma guuleysan inay khadka teleefonka ku hesho mas’uuliyiinta dowladda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here