DAAWO: Ra’iisul wasaare Abiy Ahmed oo ka horyimid Madaxweynaha la doortay ee DDSI iyo Afar Qodob oo uu hor dhigay Odoyaasha Jigjiga

Dowlada Federaalka Itoobiya ayaa dooneysa in maamulka ismamulka Somalida Itoobiya ee looga arimoyo magaalada Jigjiga uu noqdo mid R/wasaare Aby Ahmed si toosa u hoos taga.

Aby Ahmed ayaa la sheegay in uu kasoo horjeestay Go’aankii Golaha Fulinta maamulkaasi dhawaan madaxweyne Cusub ku doorteen kadib markii uu is calisay Cabdi Maxamuud Cumar.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA VEDIO

Waxaa la sheegay in Aby Ahmed uu kulan la qaaday odoyaasha dhaqanka magaalada Jigjiga isla markaana uu ka dalbaday inay fuliyaan ilaa afar qodob oo ay ku jiraan kuwo adag.

R/wasaaraha Itoobiya Aby Ahmed ayaa sidoo kale amray in mas’uuliinta maamulka kiliga shanaad ay kasii amar qataan ilaa laga helayo madaxweyne dowlada dhexe raali ka tahay Wasiirka warfafinta Dowlada Federaalka itoobiya oo la sheegay in uu saxiib dhow la tahay Aby Ahmed


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads