Daawo:Abiy Axmed oo adis ababa ugu yeeray wasiirada kilinka shanaad balse diideyn”madaxweynihii hore oo la ogaaday halka kuxiranyahay iyo warar caawa shegaayo in…

Wasiir katirsan maamulka kilinka shanaad ayaa goor dhow warbaahinta soomaalida usheegay in madaxweynihii hore maamulkaas ku xiranyahay magaalada adis ababa sida ay ku heleyn xog dhameystiran.

Wasiirka ayaa sheegay in xarunta xisbigooda laga soo wacay magaalada adis ababa laguna wargeliyay in golaha wasiirada imaadaan magaalada adis ababa balse wasiirka ayaa sheegay in arintaas kabiya diideyn madama cabsi xoogan ka qabaan in la xiro.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA VEDIO

Wasiirkan ayaa raaciyay in Abiy Ahmed gadaal ka riixaayo mid kamid ah golaha wasiirada ee federaalka kana soo jeedo kilinka soomaalida kasoo haatan si toos ah loogu wareejiyay awooda kilinka soomaalida.

Wasiirkan ayaa raaciyay in Abiy Ahmed ladoonaayo shaqsi asaga oo wato isla markaa si toos ah u hoos tago waxaana lashaaciyay xogo aan hore loo ogeyn.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here