Daawo:Faarax Macalin oo xogo badan kashaaciyay qalalaasaha kataagan jig jiga iyo Abiy Ahmed oo ka damacsan…

Faarax Macalin oo kamid ah siyaasihiinta ugu waa weyn dalka kenya marna soo noqday gudoomiye kuxigeenka barlmaaanka kenya oo haatan kusugan magaalada muqdisho ayaa ka hadlay qalalaasaha kataagan degaanka kilinka shanaad ee Itoobiya.

Faarax Macalin ayaa dhowr arimoood kasheegay xaalada degaankaas iyo xaalada oo haatan kusuganyahay madaxweynihii hore ee maamulkaas oo adis ababa loo qaaday.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA VEDIO


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads