Daawo:Shirkad ganacsi oo kayaabin doonta oo ka howlgasho magaalada Muqdisho iyo shacabka oo hadal haayo

Shirkad ganacsi oo siweyn looga hadal haayo magaalada muqdisho iyo gobolada dalka ayaa furtayn rag soomaali ah .

Shirkadaan oo nuuceeda oo kale ayaa weli lagu arag dhulka soomaalida waxaana durba heleyn macaamiil aad u farabadan oo kasoo wacaan hotelada iyo maqaaxiyaha waa weyn ee caasimada.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA VEDIO

Shirkadaan ayaa ah shirkad ka shaqeeyso qaadista yaan yuuraha kuwaasi oo geeyo meelo ka baxsan magaalada muqdisho isla markaa kasameeyo dhaqaalo xoogan ayagoo halkii yaan yuur ku qaado lacag dhan 10 dollar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here