DEG DEG Daawo:RW Kheyre oo shaqada ka joojiyay mid kamid ah xubnaha Golaha wasiirada”Yaa waaye masuulkaas”

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo shaqo ka joojin ku sameeyay wasiir ku xigeenka Arrimaha dibadda XFS.

War qoraal ah oo uu Bartiisa twitter-ka soo dhigay Wasiirka Warafafinta xukuumadda Soomaaliya Dahir Maxamuud Geelle ayaa waxaa Shaqadii looga jiijiyey Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibada Muqtaar Mahad Daa’uud.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA VEDIO

Sababaha ugu weyn ee Shaqa joojinta ayaa waxaa lagu sheegay in  khilaafkii waayadaan jiray,iyada oo dhawaan Xarunta Wasaaradda ay tageen Ciidamo boolis ah si ay u soo xiraan Wasiir ku xigeenka balse arrintaasi la xaliyey,iyada oo lagu eedeynayey arrimo musuq maasuq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here